Shaqaalaha Rayidka iyo Saraakiisha ciidanka oo la sheegay in noloshooda halis ku jirto

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hogaamiyaha Xisbiga Wadajir ayaa sheegay in halis ku jirto nolosha Shaqaalaha rayidka ee dowlada Soomaaliya iyo Saraakiisha ciidanka. Halkan ka akhriso Qoraal uu arintan uga hadlay Siyaasiga Waxay xubno ka tirsan shaqaalaha rayidka ah iyo saraakiisha ciidanka ii xaqiijiyeen in Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ay bilihii la … Continue reading Shaqaalaha Rayidka iyo Saraakiisha ciidanka oo la sheegay in noloshooda halis ku jirto